Home"Ninka leh waa sharci-darro in ururrada la furo, ma waxa sharci ah...

“Ninka leh waa sharci-darro in ururrada la furo, ma waxa sharci ah in muddo-kordhin loo sameeyo saddexda xisbi?”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cali Qaran oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka jawaabay hadallo dhaliilo uu xukuumadda u jeediyey u badan oo maanta ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Guddoomiye Xirsi oo shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyey inuu ku xad-gudbay qodobbo ka mid ah dastuurka Somaliland, waxaanu xusay inaanay mucaarad ahaan u aqoonsan doonin mansabka madaxweyne ee uu hayo haddii sida uu sheegay madaxweynuhu ixtiraami waayo shuruucda dalka.

blankXildhibaanka oo daba-socda hadalka guddoomiye Xirsi oo ujeeddadiisu ahayd inuu ka soo-horjeedo furista ururrada siyaasadda, waxa uu yidhi, “Ninka maanta leh waa sharci-darro in ururrada la furo waxaan leeyahay ma waxa sharci ah in muddo-kordhin loo sameeyo saddexda xisbi?” ayuu yidhi Xildhibaanku.

Xildhibaanka oo hadalkiisa sii watay, waxa uu intaas ku daray, “Bulshadu wey ka kortay in durbaanno madhan loo tumo, xaq dastuuriya oo muwaaddiniintu leeyiin ma aha in shaqsiyaad loo garba duubo.”

“Doorasho mid urur iyo mid madaxweynaba dalku waa galayaa ee hala xidho beelasha idam Alle.” Sidaas ayuu yidhi Xildhibaan Cali Qaran.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories