Monthly Archives: November, 2021

spot_imgspot_img

Shirkadaha Boodhari Mills iyo Indho-birta oo iska Kaashanaya Ballaadhinta Adeegga Korontada iyo Suuqeynta Wax-soo-saarka

Heshiiskan ayaa suurta-galinaya hirgelinta Mashruucii ugu ballaadhnaa Adeegga Korontada ee Caasimadda Hargeysa Hargeysa (SLpost)- Shirkadaha Boodhari Mills iyo Indho-birta ayaa maanta magaalada Hargeysa ku kala...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Gaadhay Maraykanka oo uu Shirweyne Caalami ah kaga Qayb-galayo

Washington (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Esse Kayd iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey...

Dowladda Ethiopia oo Shuruudo hor leh ku xidhay wada-xaajood dhexmara TPLF

Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Federaalka ee Ethiopia ayaa Khamiista maanta soo bandhigtay shuruudo ay ku xidhay wada-hadallo dhex-mara xoogagga mucaaradka ee Tigray, kaddib dedaallo...

Madaxweynaha Somaliland oo Guddi u saaray Qorshe Qaran oo lagu wejahayo Saamaynta Dagaalka Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Hay'adda Barakacayaasha iyo Qaxoontiga ee Somaliland Cabdikariim Xinif ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Guddi heer Qaran ah u xil-saaray dejinta...

Qasnadda Qufulan Qaranka ayaa Wax Loogu Qabtaa

Faallo: Xuseen Cali Nuur Baahida aasaasiga ah ee aadanaha ee ka dhalatay isbeddelka cimillo, dalalka horumaray iyo kuwa soo korayaba waxa ku badanaya baahida shacbigoodu...

Madaxweyne Muuse Biixi oo magacaabay Wakiilka Somaliland ee Kenya

Hargeysa (SLpost)- Madaxeynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Wakiilka JSL ee dalka Kenya kaddib markii uu...

“Waa Qaran-dumisnimo arrimaha qaarkood, Dalkuna Gacantiina ayuu ku jiraa ee midnimo Muujiya”

Hargeysa (SLpost)- Ismaaciil Cabdilaahi oo ah xeel-dheere ka faallooda siyaasadda Arrimaha Gudaha iyo Dibadda ee Somaliland, ayaa xildhibaannada Golaha Wakiillada ee dhawaan la doortay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img