Home"Sumadda Xukuumadda Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Abdi Waa Waxqabad iyo Aragti Siyaasiya...

“Sumadda Xukuumadda Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Abdi Waa Waxqabad iyo Aragti Siyaasiya oo Hiigsi iyo Himilo Leh” – Badhasaabka Gabiley

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Gebilay Abdiqani Mohamoud Jiidhe Ayaa Maanta Kulan Muhiima la Qaatay Bahda Saxaafadda Gobolka Gebilay.

Ujeeddada kulanka oo ahaa is Barasho iyo kaalinta Warfidiyeennada Gobolka Ee Arrimaha Danta Guud & Dawrka ay ka soo Qaateen Horumarka & Wacyi-gellinta Bulshada Gobolka Ayaa Guul kusoo Dhammaaday.

blankGuddoomiye Jiidhe ayaa Saxaafadda Ku Sifeeyey Tiir Muhiim u ah Dhammaan Danaha Ummad kasta, waxaana uu ku Booriyey Inay Kaalinta ku Aaddan ka Qaataan ka Hortagga Xanuunka Ba’an ee Covid-19, ka Mukhaadaraadka Iwm  iyo ka Shaqaynta Masaalixda Gobolka Gabilay Ay ku jirto.

blankGudoomiyaha Ayaa Carabka Ku Adkeeyey In Kulamadda Noocani ee Bulshadda Gobolka Gabilay Ay sii Wadi Doonaan.

Dhinaca kale, Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Abdiqani Maxamuud Jiidhe waxa uu Maanta Xadhigga ka Jaray Dugsi Hoose Dhexe oo loo Dhisay Deegaanka Kidiga ee Waqooyiga Beri ee Gobolka Gebilay,

Munaasibadda Xadhig ka Jarka Waxaa Gudoomiyaha ku Wehelinayey Taliyaha Qaybta Booliiska, Mayerka Degmada Gabilay, Xoghaya Dowlada Hoose Xildhibaano, Isuduwaha Waxbarashada Gobolka Gabilay & Masuuliyiin Kele.

blankWaxaa Isla Degaanka Kidiga Maanta iyana Xadhiga Laga Jaray Xarun Daryeel Caafimaad ( MCH) oo uu Dhismaheeda Ku Deeqay Ganacsadde Deegaanka Kasoo Jeedda.

Mashaariicdan oo ah Kuwii ay Wadday Dowladda Hoose ee Gebilay Ayaa La Rajaynayaa Inay Guul ku Soo Wada Dhammaadaan.

blank“Astaanta & Sumadda Xukuumadda Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Abdi Waa Waxqabad & Aragti Siyaasiya oo Hiigsi iyo Himilo Leh. Waxqabadyada Gobolka ka Socdana Kuwaas Ayay Qayb ka Yihiin.” Sidaas waxa yidhi Guddoomiyaha gobolka Gabiley.

Gudoomiye Jiidhe Ayaa u Mahad Celliyay Bulshada Deegaanka Kidiga oo soo Dhawayn Gacaltooyo Usameeyey Isaga iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories