Monthly Archives: November, 2021

spot_imgspot_img

“Codkii Shalay Xaaraanta ahaa, siduu Xalaasha ugu noqonayo ayaan weydiinayaa Guddoomiye Cabdiraxmaan” – Wasiirka Isgaadhsiinta JSL

Gabiley (SLpost)- Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Suufi oo ka Qayb-galay Xil-wareejinta Badhasaabka cusub iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Gabiley oo maanta ka dhacday...

Xisbiga Waddani oo war ka soo saaray Qaban-qaabada Shirweynaha iyo Ergooyinka ka Qayb-galaya

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in maanta la soo af-meeray soo-xeraynta Ergooyinka ka qayb-qaadanaya Shirweynaha Xisbigaas oo loo muddeeyey inuu...

Abiy Axmed oo Shacabka ugu baaqay inay Naftooda Huraan iyo Wararkii u dambeeyey Dagaalka Itoobiya

Addis Ababa (SLpost) Raysal-wasaare Abiy Axmed, ayaa Shacabka Ethiopia u sheegay inay u di0yaar-garoobaan dagaal naf-hur ah si dalkooda uga badbaadiyaan xoogagga mucaaradka, xilli...

Hooyadii La Xoreeyey!

WQ: Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare" Waxay ahayd dhacdo dareen culus xanbaarsan, oo ka ilmaysiisay in badan oo aan ka mid ahay. Waxa uu ahaa gurmad...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka oo War ka soo saaray Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Cabdirashiid Maxamed Cali (Riyo-raac), ayaa sheegay in Doorashada madaxtooyada Somaliland ku qabsoomayso Xilliga loo muddeeyey oo ah dhammaadka...

Canon unveils its first smart camera set to transform how families photograph

Dubai (SLpost)- Canon introduces the PowerShot PX, a small, smart and friendly camera, which automatically captures high-quality 11.7MP images and 60p Full HD video....

“Jaamacadaheennu waa inay ka Qayb-qaataan Xalka Dhibaatooyinka haysta Bulshada ee u baahan cilmi-baadhista” – Madaxweyne Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa u soo jeediyey Jaamacadaha dalka inay daraasayn ama cilmi-baadhis ku sameeyeen Dilalka ama waxyeelaynta loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img