HomeWasiir Gaafaadhi oo soo bandhigay Hankiisa Murashaxnimo ee Booska Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Wasiir Gaafaadhi oo soo bandhigay Hankiisa Murashaxnimo ee Booska Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka ee Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay inuu u tartamayo guddoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye.

Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inuu u taagan yahay musharraxnimada guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, isagoo xusay in sannadkii 2012-kii uu aasaasay urur siyaasadeed markii dambe la midoobay xisbiga Kulmiye, kaasoo taageerayaal badan kusoo daray Xisbiga, waxaana uu tilmaamay in tan iyo waqtigaa uu doonayay inuu u tartamo guddoomiyaha xisbiga ee Kulmiye.

blankWasiirku waxa uu intaas ku daray, in xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ee uu la bahoobay uu kusoo daray waqtigaaasi 100,000 oo taageerayaashi xisbigaas ah, sidaas awgeedna uu maanta rajaynayo inuu u qalmo isla markaana loo dooran doono guddoomiyaha xisbigaasi.

Geesta kale, Wasiirka Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland waxa uu intaas raaciyay in haddii loo doorto jagadaasi uu horseedi doono taageerayaal badan oo Xisbiga kusoo biira, isla markaana uu ku dedaali doono sidii mar saddexaad uu Xisbiga Kulmiye uu ugu guuleysan lahaa madaxtinnimada dalka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories