Monthly Archives: September, 2021

spot_imgspot_img

Somaliland: Qiimaha Raashinka oo meel sare gaadhay iyo War la’aanta Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Qiimaha Maceeshadda Quutal-daruuriga ah, ayaa suuqyada Somaliland ka maraysa meel sare, sida uu qoray Wargeyska Geeska Afrika oo warbixin ka diyaariyey baadhitaanno...

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo Muddeysay Xukunka Muranka Badda ee Somalia iyo Kenya

Hague (SLpost)- Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ, ayaa la filayaa inay go'aan ka soo saarto muranka dhinac xuduudka badda ee u dhexeeya dalalka Soomaaliya...

Maxay ka wada Hadleen Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wefti ka socda Jaamacadda Farsamada Gacanta Ethiopia?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Jsl Ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda dalka Ethopia gaar ahaan Jaamacada farsamada Gacanta Ee Wadankaasi...

Dhaboolaq: Dhismaha Shan Ceel-biyood oo la dhagax-dhigay

Hargeysa (SLpost)- Deegaanka Dhaboolaq ee gobolka Maroodijeex ayaa laga dhagax dhigay shan ceel biyood oo deegaankaas laga qodi doono. Sheekh Aadan Xaaji Muxumed Xiiray (Aadan...

MUUSE BIIXI VS FARMAAJO: Laba Hoggaamiye oo Aragtiyo kala Duwan ka aamisan Awoodda Warbaahinta iyo Midho-dhalka soo Baxay

Hargeysa (SLpost)- Axmed Rashiid oo ku magac-dheer Akram Cabdalla oo ka mid ah Dhalinyarada Somaliland ee Hibada u leh Hal-abuurka Qoraalka, ayaa qormo laba...

“Somaliland oo ka mid ah dalalka hoggaamiya dimuqraadiyadda Africa, waxa aanay marnaba aqblayn in…” – WAR-SAXAAFADEED

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Beesha Caalamka u sheegtay inaanay dal ahaan qayb ka ahayn Doorashada abaabulkeedu Muqdisho ka socdo ee la filayo in...

Qayla-dhaan ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland oo Walaac ka Muujisay Xaaladda Cudurka Covid-19 ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda Xannuunka Covid-19 oo mar kale si xawli ah ugu fidaya dalka. Heerka kor u kaca...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img