HomeMaxay ka wada Hadleen Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wefti ka socda Jaamacadda...

Maxay ka wada Hadleen Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wefti ka socda Jaamacadda Farsamada Gacanta Ethiopia?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Jsl Ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda dalka Ethopia gaar ahaan Jaamacada farsamada Gacanta Ee Wadankaasi Ethiopia (Ethiopia Technical University).

Weftiga Jaamacadda ayaa ka koobnaa 8 xubnood Oo isugu jiray Gudoomiye ku xigeenka jaamacada ee Amuuraha Academiga iyo Gudoomiye ku xigeenka jaamacada Ee Cilmi-baadhista iyo Adeega Bulshada Research and community service-ka iyo Hormuudada Saddex kulliyadood Oo Ka tirsan Jamacada Farsamada Gacanta iyo khubarro ku xeel dheer Arrimaha Aqoonta Farsamada Gacanta.

blankXubnaha Weftigan Ayaa Wasiirka Uga waramay sida ay u danaynayaan Iskaashiga waxbarasho ee ka dhexeeya labada dal iyo Muhiimada uu daaranaa Socdaalka ay ku yimaadeen Somaliland, iyaga oo ka Mahadnaqay Sida fiican Ee Loo Qaabilay.

Wesiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Jsl Md.Ahmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa isna dhinaciisa uga Waramay weftigan Ahmiyadda Xukuumada Somaliland iyo Wasaarada waxbarashadu ay siinayaan Aqoonta Iyo Xirfadaha Farsamada Gacanta, Isaga Oo ku Dheeraaday In Goobaha Waxbarashada Farsamada gacantu Ay kasoo kabteen Burburkii Soo gaadhay Islamarkaana Maalinba Maalinta ka dambaysa Ay sii kobcayaan, Waxaana wasiirka iyo xubnaha weftigu ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka waxbarasho ee dhinaca farsamada Gacanta Ee ka dhexeeya jamacada Farsamada Gacanta,Wasaaradda Waxbarashada Dalka Ethopia iyo wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland iyo Sidoo kale kordhinta deeqaha waxbarasho, tababarka macalimiinta farsamada gacanta,iyaga oo sidoo kalena ka wada hadlay Sidii jamacada Farsamada Gacanta Ee Ethopia Qayb kamid ah looga furi lahaa Hargeysa, iyadoo lala kaashanayo koomishanka tacliinta sare ee Somaliland .

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories