HomeMaxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo Muddeysay Xukunka Muranka Badda ee Somalia...

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo Muddeysay Xukunka Muranka Badda ee Somalia iyo Kenya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hague (SLpost)- Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ, ayaa la filayaa inay go’aan ka soo saarto muranka dhinac xuduudka badda ee u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo la filayo inuu wax weyn ka beddelo isticmaalka biyaha badweynta Hindiya.

Raysal-wasaare ku-xigeenka Somalia Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa shaaciyey in Maxkamadda ICJ bisha OCtober ee sannadkan u muddeysay go’aan ka gaadhista dacwadda oo xiisad siyaasadeed ka dhex-abuurtay labada waddan laga soo bilaabo sannadkii 2014-kii oo kiiska loo gudbiyey Maxkamada.

blank“Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo in ICJ ay ka garnaqi doonto dacwadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya 12 -ka Oktoobar, 2021 -ka,” sidaas waxa bartiisa Twitter ku sheegay Raysalwasaare ku-xigeenka Soomaaliya.

Natiijada Xukunka waxa rejo fiican qabta Soomaaliya oo marar badan diidday cadaadis uga imanayay Kenya iyo Midowga Afrika oo ku taliyey in xal diblomaasiyadeed iyo wada-hadallo lagu dhammeystiro muranka daba-dheeraaday ee dhinaca badda.

Dalalka deriska ah ee Kenya iyo Soomaaliya, ayaa ku muransan 30,000 Square Mile oo biyaha Badweynta Hindiya, halkaas oo la filayo inay ku duugan yihiin kheyraad tiro badan oo Shidaal iyo Gaasta dabiiciga ahi ku jiraan. Dhul-biyoodkan waxa si weyn ugu tiirsan kalluumaysatada Kenya.

Khilaafkan badda ee labada waddan ayaa ka soo bilaabmay fasiraado is-khilaafsan oo laga bixiyey sida loo xaddidayo xudduudda biyaha Badda ee labada waddan marka laga cabbir-qaato Jidada sooh-dinta dhulka.

In kasta oo ay Soomaaliya ku andacoonayso in xuduudkeeda dhinaca koonfureed u raacayo Jihada Koonfur-bari marka xuduudka Dhulka loo ballaadhiyo dhinaca badda, haddana Kenya ayaa ku doodaysa in soohdinta Soomaaliya ay u leexanayso qiyaastii 45-digrii dhinaca xeebta iyadoo Jihada Bari loo  raacayo khadka Loolka oo toos ah (Latitude).

Somalilandpostnet

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories