HomeUjeeddada Kulan Dhexmaray Ururka Qareennada ee SOLLA iyo Guddoomiyaha Dalladda SONSAF

Ujeeddada Kulan Dhexmaray Ururka Qareennada ee SOLLA iyo Guddoomiyaha Dalladda SONSAF

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA ayaa maanta kulan arrimo dhowr ah lagaga hadlay kula qaatay Guddoomiyaha Daladda ay ku midaysan yihiin Ururrada aan Dowliga ahayn ee SONSAF.

Kulanka oo ku qabsoomay Xafiiska Guddoomiyaha SONSAF Anwar Cabdiraxmaan, waxa dhinaca Ururka Qareennada ka socday Guddoomiye ku-xigeenka SOLLA Mukhtaar Daahir Jibriil, Xoghaya Guud ee Ururka Garyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal iyo Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Xidhiidhka iyo Wacyi-gelinta Ururka Garyaqaan Daahir Maxamed Faarax Ciyaale.

blankKulanka oo muddo saacad ku dhow qaatay, ayaa ujeeddadiisu ahayd sidii loo dardargalin lahaa hawlaha iskaashi ee Dalladda ururada aan dawliga ahayd ee SONSAF iyo ururka qareenada Somaliland oo xubin ka ah isla markaana wada-shaqayni ka dhaxayso daladda.

Hoggaanka Ururka SOLLA oo horaantii sannadkan loo doortay xilkaas, ayaa xilligan ku hawlan kor u qaadista Aqoonta iyo kobcinta xirfadaha Garyaqaannada si ay si madax-bannaan oo aqooni ku dheehan tahay ugu adeegaan bulshada Somailand.

Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA oo ay ku midaysan yihiin inta badan Garyaqaannada ka halw-gallada maxkamadaha Somaliland, ayaa wada-shaqayn la leh hay’adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka, waxaanu diyaariyey sharci-yaqaanno si lacag la’aan ah ugu dooda Dadka danyarta ah ee kiisasku ka galaan Maxkamadaha.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories