Monthly Archives: July, 2021

spot_imgspot_img

Shirkadda SOMPOWER oo daah-furtay Mashaariic lagu Casriyeynayo Adeegga Korontada Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda bixisa adeegga Korontada ee SOMPOWER, ayaa daah-furtay barmaamuj lagu yaranayo Khatarta Korantad, kaasoo la doonayo in hab casri ah loo maareeyo...

Ceerigaabo: Taliye Nuux Taani oo xadhigga ka jaray Dhisme Casri ah oo loo hirgeliyey Ciidanka Qaranka

“Ciidanka Qaranku qeyb muuqda ayuu ka noqonayaa horumarka Somaliland”- Taliyaha Ciidanka Qaranka Ceerigaabo (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa  sheegay...

Somaliland oo noqotay Saaxiibka Dibloomaasiyadeed ee ugu Muhiimsan Dalka Taiwan

Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta dunida ayaa wax ka qoray dedaallo ay Dawladda Taiwan kor ugu qaadayso Xidhiidhka diblumaasiyadeed ee ay la leedahay dalalka Dunida. War-bixinnada Warbaahinta...

Somaliland: Xukuumadda oo soo saartay Go’aan Gaadiidleyda ku qasbaya inay Caymis galaan

Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Caymiska Qaranka, ayaa Sabtida maanta soo saartay go'aan ku waajibinaya gaadiidleyda inay galaan iska diiwaan-geliyaan ama ku biiraan shirkadaha Caymiska laga...

Xukuuumadda Somaliland oo hirgelinaysa Xafiis Qaabilsan Faaf-reebka Qoraallada Buugaagta

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay gacanta ku hayso hirgelinta hay’ad dowladeed oo qaabilsan faaf-reebka Buugaagta ay qoraan bahda Qalinleyda ah. Wasiirka...

Bandhigga 14aad ee Bugaagta Hargeysa oo maanta la daah-furay iyo Arrimo Xiiso leh oo sannadkan ku cusub (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost) – Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta (Hargeisa International Book Fair), ayaa Sabtida maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa,...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyey Mudane Cusub oo ku biiray Golaha Guurtida Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland, ayaa maanta dhaariyay mudane cusub oo ku soo biiray Golaha Guurtida Somaliland. Xildhibaanka oo buuxinaya...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img