Monthly Archives: April, 2021

spot_imgspot_img

HARGEYSA: Dowladda Hoose oo Faafisay Tirakoob Khilaafsan Xogta Covid-19 ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta soo faafisay macluumaad ku saabsan tirada dadka magaalada Hargeysa ugu geeriyooday Safmarka Covid-19, taas oo...

Wararkii u dambeeyey Qarax Ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Qarax uu fuliyey qof walxaha qarxa isku soo xidhay, ayaa caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Wararka aanu ka...

Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Maroodijeex oo Shaqada laga joojiyey iyo Sababta

Hargeysa (SLpost)- Maamulka sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa shaqo-ka-joojin ku sameeyey Guddoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Maroodijeex Cabdikariin Xasan Muxumed. Wareegto uu...

Dowladda Jabuuti oo Jawaab Adag ka bixisay Hanjabaad uga timi kooxda Al-Shabaab

Djibouti (SLpost)- Dowladda Jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay hanjabaad ka soo yeedhay Kooxda ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ee Al-Shabaab oo dhawaan ku gooddiday...

SOMTEL, ma Shirkad la-wada leeyahay ayay doonaysaa inay noqoto, mise waa sheeko kale?!

Dalkasta oo horumar sameeyay waxaa ka hana qaaday suuq lagu kala iibsado saamiyada shirkadaha/badeecadaha. Taasina waxay u horseeday in dhaqaalaha dalka la wada yeeshan,...

Hargeysa: Daba-gal iyo Baadhitaanno lagu sameeyey Kaalmaha Shidaalka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Somaliland, ayaa hawl-gal ay ugu kuur-galayso qiimaha shidaalka ka fulisay Kaalmaha Shidaalka ee magaalada Hargeysa si ay u...

Shirkadda Dhaweeye oo Tartan Baabuur lagu guulaysanayo u Qabanaysa Darawallada ku Shaqeeya Adeeggooda

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda DHAWEEYE ayaa shaacisay inay tartan lagu guulaysanayo baabuur Vitz ah u qabanayaan Darawallada gaadiidka dadweynaha ee ku shaqeeya adeegga Dhaweeye. Tartankan oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img