HomeSomaliland: Komishanka Doorashooyinka oo Xukuumadda uga digay Xadhigga Murashaxiinta

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka oo Xukuumadda uga digay Xadhigga Murashaxiinta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa war-saxaafadeed ay maata soo saaray ku sheegay inaanay bannaanayn xadhigga murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee ku soo baxay liisaska rasmiga ee ay dhawaan soo saareen.

War-saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka maanta oo lagu socodsiiyey hay’adaha kala duwan ee Dowladda, waxa lagu sheegay inaanay sharciyan bannaanayn xadhigga murashaxiinta u tartamaya Doorashooyinka isla markaana ay haystaan xasaanad ka horjoogsanaysa in la xidho haddii aanay faraha kula jirin dambi ciqaabadeed, sida uu dhigayo xeerka guud ee Guddiga Doorashooyinka.

War-saxaafadeedka Guddiga Doorashooyinka, waxa lagu yidhi, “Komishanka Doorashooyinka Qaranku wuxuu soo aaray Liiska Murrashaxiinta Golaha WakiiIada iyo Goleyaasha Deegaanka oo soo kala baxay 21-kii April iyo 25 April 2021.

Xubnaha liisaskan ku jira ayaa ah murashaxiinta u tartamaya Golaha wakiIIada iyo goleyaasha deegaaanka ee Doorashada soo socota oo uu sharcigu siinayo xasaanad iyo in aan Ia xidhi karin xilliga ay doorashada ku jiraan.”

“Sidaa darteed, Komishanka Doorashooyinka Qaranku wuxuu ogeysiinayaa dhammaan Hay’adaha kala duwan ee dowladda iyo cid walba oo ay khusayso in sharciyan aanay bannaanayn in la xidho murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka xilliga doorashada lagu jiro, sida uu dhigayo Xeerka Guud ee Doorashooyinka Qodobka 26aad, Faqradiisa 2aad oo u dhigan: “Murashaxiinta, hawI-wadeennada xafiisyada doorashooyinka Iyo wakiillada Xisbiyada lama xidhi karo xilliga Doorashada haddii aan la qaban iyaga oo danbi ciqaabeed faraha kula jira”.

blank

“Hay’adaha uu war-saxaafadeedkani khuseeyo waxa lagu war-gelinayna in ay tixgeliyaan qodobbada sharci ee kor ku xusan.” Sidaas ayaa lagu sheegay warka ka soo baxay guddiga Doorashooyinka Qaranka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories