HomeHargeysa: Libaax laba Qof ku dhaawacay Badhtamaha Caasimadda

Hargeysa: Libaax laba Qof ku dhaawacay Badhtamaha Caasimadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa xaqiijiyey inuu laba Qof oo shacab dhaawacyo u geystay mid kamid ah Libaaxyada uu magaalada Hargeysa ku haysto Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ka baxsaday xero lagu xannaaneeyo oo ku taala Bariga magaaladda Hargeysa.

blankTaliyaha oo la hadlay warbaahinta dowladda, waxa uu sheegay in Libaaxa baxsaday uu dhaawacay laba qof isla markaana ay ciidanka Boolisku ay wadaan hawlgal balaadhan oo ay ku raadinayaan Libaaxa oo looga cabsi qabo inuu waxyeello u geysto shacabka.

Taliyuhu ma sheegin goobta uu Libaaxu ku dhaawacay laba qof iyo faahfaahintooda, balse wararka aanu helayno ayaa sheegay in labada qof midkood haweenay tahay, halka ka kalena yahay ninkii ilaalinayey, kuwaas oo labadooda xaalladooda caafimaad lagu dabiibayo cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland waxa uu dadweynaha u soo jeediyey in ciddii aragtaa Libaaxaas ay ku soo wargeliyaan Ciidamada Booliska.

Ciidammada Ammaanka ee magaalada Hargeysa oo ay wehelinayaan Ciidammada Dab-demiska, ayaa illaa caawa ku gudo-jiray hawl-gallo ay ku baadi-doonayaan Libaaxa.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories