Kenya and Somaliland Tie-Up Plans For A Consul In Hargeisa
Kenya, Somaliland teams move to tie-up plans for a consul in Hargeisa. A strong delegation from Somaliland held discussions with the Kenya Head of Public...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Kulan la qaatay 31 Ardaydii Barnaamijka Shaqo-qaran oo Maxkamadaha dalka ka hawl-galaya
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xarunta maxkamadda sare ku qaabilay dhallinyaradii soo dhamaysatay barnaamijka shaqo qaran,...
Beesha Caalamka oo War ka soo saaray Doorashooyinka Somaliland iyo Talooyin ay soo jeediyeen
Waxa ay xukuumadda Somaliland ku bogaadiyeen sida ay uga Go'antay hirgelinta Doorasho Xilligeeda ku qabsoonta iyo Bixinta Kharashka ku baxaya intiisa Badan London (SLpost)- Saaxiibbada...
Wararkii u dambeeyey xaaladda magaalada Buuhoodle oo Cakiran iyo Dedaallada Madax-dhaqameed ku qul-qulaya
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Buuuhoodle ee Xarunta Gobolkaasi, ayaa waxa habeen hore lagu dilay Nin la sheegay inuu ahaa Ganacsade, halka nin kalena lagu dhaawacay. Dilka...
Ujeeddada Kulan Dhexmaray Wasiirka Maaliyadda iyo Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ayaa kulan la yeeshay guddoomiyeyaasha gobollada iyo Maayarada dalka oo socdaal ku jooga Hargeysa kaddib markii uu shalay...
Ethiopia: Dhismeyaal hay’adda NRC ku leedahay gobolka Tigray oo la burburay iyo Qaylo-dhaan laga Diray
Addis Ababa (SLpost)- Dhismeyaal ay leedahay hay’adda gargaarka ee NRC, ayaa ka mid ah xarumo dhowr ah oo burbur laxaad leh ka soo gaadhay...
Nairobi: Arrimaha lagaga hadlay Shir Caalami ah oo Somaliland lagu marti-qaaday
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee Somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa ka warbixiyay shir ay dhawaan dalka Kenya kaga qayb galeen isaga iyo wasiirka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

