Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir...
Guddiga Doorashooyinka oo ku Dhawaaqay Xilliga Degmo-doorasho Beddelka iyo Kaadh Bixinta
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta soo bandhigay adeegyo ay ku soo kordhiyeen nidaamka diiwaangelinta iyo sidii shacabka loogu fududayn lahaa haddii ay...
Boqortooyada Sucuudiga oo Dib u Soo Celisay Xoolo Somaliland uga dhoofay iyo Sababta
Hargeysa (SLpost)- Markab ay saaran yihiin tiro ku dhow 20 kun neef oo xoolo ah, ayaa ku soo wejahan Dekedda Berbera, kaddib markii ay...
Hoggaanka KULMIYE ka Qaybgalay Xaflad Ballaadhan oo loogu Wanqalay Murrashaxnimada Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Hargeysa – (SLpost)- Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo maanta loogu wanqalay murrashaxnimada Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo xisbiga ugu tartami...
Xisbiga Waddani oo shaaciyey wakhtiga Diiwaangelinta Murashaxiinta oo la soo qaddimay
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Xisbiga WADDANI, ayaa go’aamiyey in maalinta beri ee Khamiista la bilaabo diwaangelinta Murrashaxiinta xisbigaasi uga tartamaya goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada gobolada...
Halkee ayey Maraysaa Dhismaha Waddada Ceerigaabo?
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta gacanta ku haya dhismaha wadada isku xidha gobollada Togdheer iyo Sanaag, ayaa ka warbixiyey halka ay marayso qaybta hore ee dhismaha...
“Waxaanu Xaqiijinaynaa in Doorashadu u Dhacdo si Xasiloon oo Daah-furan” – Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday inay xaqiijin doonaan sidii doorashooyinka soo socda u dhici lahaayeen xasilooni, natiijooyinkuna noqdaan kuwo daahfurnaan,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

