Golaha Wasiirrada Somaliland oo baaq u jeediyey Saddexda Xisbi iyo Golaha Guurtida
Hargeysa (SLpost)- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa lagaga hadlay diyaar-garowga iyo qabsoomidda doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo wakiillada oo loo muddeeyey 31-ka...
Joe Biden oo loo cumaaday Madaxweynaha 46aad ee Maraykanka + Taariikh nololeedkiisa
Washington (SLpost)- Joe Biden ayaa si rasmi ah u noqday madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka, kaddib markii caawa loo dhaariyay xilka. Xaflad ay dad yar ka...
Tirada ku dhimatay iyo kuwa laga badbaadiyey Tahriibayaal Soomaali ah oo Doonyo laga daadiyey
Athens (SLpost)- Booliska dekedda jasiiradda Giriigga ee Lesvos ee ku taal badda Aegean, ayaa soo badbaadiyay 27 Qof oo muhaajiriin ah kadib markii doontii...
Wasaaradda Waxbarashada oo Digniin u jeedisay Ardayda reer Somaliland ee wax ka barata magaalada Maqalle
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda warxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa ka hadashay ardaydii waxbarashadu uga socotay gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya, kuwaas oo qaarkood iyaga oo...
Somaliland oo ka hadashay Dhalinyaro la Baafinayo oo Dowladda Soomaaliya Tabobar Ciidan u dirtay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dhalinyaro waalidiintoodu baafinayaan oo la sheegay in dowladda Soomaaliya tabobar ciidan ugu dirtay dalalka dibadda, gaar ahaan...
Xildhibaan Cusub oo loo dhaariyey Xubinimada Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta, dhaariyay Axmed Cali Warsame, oo ka...
Trump oo Xil-wareejinta ka hor macasalaameeyey Aqalka Cad iyo Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub oo la sugayo
Washington (SLpost)- Madaxwaynaha muddo-xileedkiisu maanta dhammaaday ee Mareykanka Donald Trump, ayaa iska soo duubay khudbadiisii maca-salaameynta Aqalka Cad ka hor intii aanu u dhoofin...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

