Ethiopia oo noqotay Dalka 5aad ee ugu badan Kiisaska Cudurka Covid-19 ee Qaaradda Afrika
Addis Ababa (SLpost)- Jamhuuriyadda Federaalka ee Ethiopia, ayaa noqotay dalka Shanaad qaaradda Afrika ee faraha baas ku hayo xannuunka Covid-19, kaddib markii wasaaradda Caafimaadka...
Maalqabeennada iyo Ganacsatada Ingiriiska oo loo soo bandhigay Fursadaha Maalgeshi ee ka jira Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ganacsatada iyo maal-qabeennada dalka Ingiriiska ugu baaqday inay maal-qabeennada iyo Shirkadaha Ingiriisku ka faa'idaystaan kheyraadka iyo suuqa dihin ee...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo kormeeray Mashaariic Xukuumaddu ka hirgelisay Gobolka Gabiley
Gabiley (SLpost)- Xubno ka tirsan Guddiga Qandaraasyada oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda daba-galka Mashaariicda ay guddigu Bixiso, ayaa maanta socdaal ku tagay degmooyinka Gabiey,...
Xukuumadda oo ka hadashay Dilal ka dhacay Gobolka Buuhoodle
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyaynta ee Somaliland, Md Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi, ayaa ka hadlay dil ka dhacay deegaanka Balli-Dandan...
Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Agabbar oo Xilka la wareegay iyo Ballan-qaadka Qorsheyaashiisa Wax-qabad
Agabar (SLpost)- Guddoomiyaha Cusub ee degmada Agabbar Idiris Jaamac Xasan, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Guddoomiyihii hore ee Degmadaas Axmed Aadan...
Somaliland oo Waddan African ah ka dalbatay Isticmaalka Furahooda Internetka iyo Xogo Dheeraad ah oo la xidhiidha
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa Dawladda Sierra Leone ka codsatay inay la isticmaasho Furaheeda Xagga Internet-ka, maadaama aanay Somaliland fure u gaar ah oo...
The African Continental Free Trade Area (AfCFTA): Future of Sports and Entertainment in an Economically United Africa
It is still too early to gauge how the AfCFTA will affect the sports and entertainment industry since the agreement is still in its...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

