Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu Baaqay inay joojiso Cabudhinta Saxaafadda
Muqdisho (SLpost)- Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, ayaa dowladda Farmaajo ugu baaqay inay joojiso cabbudhinta iyo xadhigga ay kula kacayso Suxufiyiinta ka hawl-gala...
Madal ay ku midoobeen Aqoonyahanka & Dhalinyarada Qurbejoogga Somaliland oo ku taliyey in Si deg-deg loo joojiyo Wada-hadallada Soomaaliya iyo Sababta
Hargeysa (SLpost)- Gole lagu magacaabo Somaliland Global Diaspora Forum oo ay u midoobeen Aqoonyahan iyo Dhalinyaro u dhashay Somaliland, ayaa bayaan ay soo saareen...
Madaxtooyada Somaliland oo Tacsiyaysay Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley oo Nool
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa tacsi u dirtay Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi oo safar shaqo ku joogta magaalada London ee dalka Ingiriiska oo gelinkii...
‘Intaan guriga Gaajo ugu Dhiman Lahayn Aniga Iyo Carruurtaydu, Karoonahu hanala tago Hooyo!’
Waxay sheekadeeda iiga bilowday “Subax kasta waan soo kalihi jiray si aan u dhamaystiro dheeli tirnaanta na qabsatay aniga iyo caruurtayda, ta ugu yari...
Somaliland: Ganacsatada dalka iyo Guddiga Covid-19 oo Shiray iyo Codsi xukuumaddu u gudbisay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga heer Qaran ee Xakamaynta caabuqa Coronavirus, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Somaliland, waxaanay ka...
Xukuumadda Somaliland oo Go’aamo Miisaan leh Ka soo Saartay Xiisadda ka taagan Deegaanka Gadhi-gaab ee gobolka Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa go’aamo adag kasoo saartay colaad u dhaxaysa laba beelood oo walaalo ah oo kasoo cusboonaatay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka...
Xukuumadda oo u mahad-celisay Ganacsade Agabka ka-hortagga Covid-19 ugu deeqay Somaliland, baaqna u jeedisay ganacsadaha dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda Md Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa Mahadnaq balaadhan u diray Ganacsade Axmed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

