Somaliland: Wararkii u dambeeyey ee Xannuunka Covid-19, baadhitaanno la sameeyey iyo Tirada Dadka Soo galay 24-kii Saac ee dambeeyey
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa ka warbixiyey Xaaladihii u dambeeyey ee xannuunka Covid-19 ka marayo...
Taariikh Nolloleedkii Marxuun Dr.Cabdi Ismaaciil Xuseen
Allah ha u naxariistee marxuum Dr. Cabdi Ismaaciil Xuseen oo ahaa aqoonyahan bartay cilmiga caafimaadka dadka iyo habka maareynta ayaa Salaasadii taariikhdu ahayd 21/4/2020...
Xukuumadda Somaliland oo ka digtay Khatarta Mashruuc Malaayiin Dollar ku baxayso oo Dowladda Soomaaliya Arrimo Siyaasadeed uga faa’idaysanayso
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa beesha Caalamka ee Dhaqaalaha ku taageerta Soomaaliya uga digay inay ka fiirsadaan Taakuleynta Dhaqaale ee ay siiyaan oo ay...
Ergayga Midowga Yurub oo sheegay in Mashaariic Safmarka COVID-19 soo Dedejiyey ka fulinayaan Somaliland, war laga qorayna beeniyey
Hargeysa (SLpost)- Midawga Yurub Nicolas Berlanga, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ay qoreen Warbaahinta Somaliland qaarkood kuwaas oo lagu sheegay in Midowga...
Somalia: Dadkii Ugu badnaa oo maanta u Geeriyooday Cudurka Covid-19 iyo 49 Qof oo Laga helay
Muqdisho (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, ayaa fiidnimadii caawa soo saartay warbixinta Caabuqa Coronavirus ee 24-kii saac ee u dambeyey, waxaana lagu shaaciyey in dadkii...
“Waa Nasiib-darro in Dhiig Muslim laga Macaasho” – Eng Faysal Cali Waraabe oo Si adag uga hadlay Xiisadda Fadhigaab
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag uga hadlay colaad ka soo cusboonaatay deegaanka Fadhigaab oo ka...
“Cidda lagu helo aynu dambiga gacanta hala saaro dawlad iyo shacab-ba”- Siyaasi Cali Waran-cadde oo ka hadlay Colaadda Fadhigaab
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Siyaasi Cali Maxamed Waran-cadem ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay colaadda ka soo cusboonatay deegaanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

