DAAWO Qaybta 2aad ee Taxanaha Taariikhda Lama-illaawaanka ah ee Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 2aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...
Somaliland: Shirkad Laaluush ku Bixisay Soo-Dhoofinta Badeecad Cusub oo Sababta Cudurka Kansarka
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Tubaakada ee loo yaqaan BAT (British American Tobacco) oo fadhiigeedu yahay magaalada Nairobi, ayaa ku guulaystay inay Somaliland usoo waariddo Tubaacada...
Djibouti oo dalkooda ku Celisay tiradii ugu Badnayd Qaxoonti Ethiopian ah iyo Wer-wer Caabuqa Coronavirus
Djibouti (SLpost)- Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa Kumanaan Itoobiyaan Qaxoonti ah dib ugu celisay dalkooda toddobaadyadii u dambeeyay. Qaar ka mid ah Dadka Jabuuti ku celisay...
Xaddiga Hoos-u-dhac ku Yimi Miisaaniyadda Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Taageere Dhaqaale
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in saddexdii bilood ee sannadkan u horeeyay uu hoos u dhac 9% ku yimi dakhliga dowladda, ka dib...
Wasaaradaha Caafimaadka iyo Warfaafinta ee Somaliland oo Isku Haysta Shaacinta Xogta Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradaha Horumarinta Caafimaadka iyo Warfaafinta ee Somaliland, ayaa Xogo aad u kala fog ka faafiyey heerka uu dalka ka marayo iyo tirada...
DAAWO Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka (Mongols) iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Waxaanu Akhristeyaasha halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka...
Suldaan Abu Salmaan oo Soo Dhaweeyey Go’aanka Joojinta QAADKA, Baaqna u diray Jabuuti, DDSI iyo Somalia
Hargeysa (SLpost)- Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu-salmaan), ayaa soo dhaweeyey go’aanka ay Xukuumadda Somaliland iyo Ganacsatada Jaadku isla qaateen ee ah in Qaadka la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

