HomeSomaliland: Shirkad Laaluush ku Bixisay Soo-Dhoofinta Badeecad Cusub oo Sababta Cudurka Kansarka

Somaliland: Shirkad Laaluush ku Bixisay Soo-Dhoofinta Badeecad Cusub oo Sababta Cudurka Kansarka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Tubaakada ee loo yaqaan BAT (British American Tobacco) oo fadhiigeedu yahay magaalada Nairobi, ayaa ku guulaystay inay Somaliland usoo waariddo Tubaacada Afka laga qaato ee loo yaqaan LYFT, taas oo khatar ku ah Caafimaadka, isla markaan la cadeeyay inay sababto Kansarka ku dhaca Afka.

Tubaakada LYFT oo laga mabnuucay waddamo badan oo Adduunka isla markaana caafimaad ka daran tukaabada kale ee la qiijiyo oo iyada laftigeedu sababta Kansarka ku dhaca sambabada, ayaa dhawaan qaab sharci-darro ah lagu soo geliyey dalka.

Wasaaraddaha Ganacsiga iyo Maaliyadda Somaliland, ayaa isku khilaafay in shirkadda BAT, dalka soo geliso Tubaakadaa Shirkadda BAT, kadib markii 13 April 2020, Wasaarada Ganacsiga Somaliland joojisay in dalka lasoo geliyo tubaakadaa oo dhan 300 kartuun, oo mid walba ay ku jiraan 48,xabo oo ah tubaakada Afka laga qaato.

Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories