Tirada Dadka Somaliland u dhashay ee Xannuunka Covid-19 ugu Geeriyooday UK oo Maraysa 40 Ruux
Hargeysa (SLpost)- Tirada dadka asal ahaan ka soo jeeda Somaliland ee dalka UK ugu geeriyooday xannuunka Covid-19, ayaa gaadhaysa 40 ruux, sida uu sheegay...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Amar oo ku soo rogay Mu’addimiinta Masaajiddada
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdiillaahi Axmed, ayaa Iimaamyada Masaajidda u soo jeediyey inay mideeyaan Adeenka Salaadaha, si gaar...
Somalia: Tirada Dadka laga helay Cudurka Covid-19 oo Korodhay iyo Warbixintii u dambaysay ee heerka Xannuunku ka marayo
Muqdisho (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, ayaa maanta soo saartay warbixinta Caabuqa Coronavirus ee 24-kii saac ee u dambeyey, waxaana lagu shaaciyey in maanta oo...
QAADKII ugu Tirada Badnaa oo lagu Gubay Laascaanood iyo Dareenka Shacabka magaalada
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska ee magaalada Laascaanood oo kaashanaya ciidamada Milatariga, ayaa maanta gacanta ku dhigay Gaadhi siday Qaad sifo sharci-darro lagu gelinayey Xarunta...
Maxaa Ka jira in Cusbitaalka Guud ee Hargeysa uu ku Geeriyooday Qof Qaba Xannuunka COVID-19?
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda uu u dhintay qof looga shakiyey inuu...
Tirada Dadka laga Helay Cudurka Covid-19 ee Somalia oo Korodhay iyo Warbixintii u dambaysay Xaaladda Xannuunka
Muqdisho (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, ayaa sheegtay inay korodhay Tirada Dadka laga helay Xanuunka Covid-19 iyo inta u dhimatay-ba, waxaana 24kii saac ee u...
“Waa Dhiilo Hor leh oo ku soo korodhay Somaliland” – Xisbiga UCID oo Si Adag uga hadlay Tubaako halis ah oo Dalka la soo...
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa dullinnimo iyo dhibaato Dhalinyarada reer Somaliland loo soo horseeday ku tilmaamay Tubaakada Shirkadda BAT oo dowladda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

