Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka shiray Go’aankii hore loogu Joojiyey QAADKA iyo Halista Xannuunka Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta shirkooda todobaadlaha ah oo u qabsoomay qaab Maqal iyo Muuqaal ah, waxa lagaga hadlay xaaladda dalka ee...
Somaliland: Tirada Kiisaska iyo Dadka u dhintay Cudurka Covid-19 oo Korodhay iyo Xogtii u dambaysay
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa xaqiijiyey Saddex kiis oo cusub oo laga helay Cudurka...
Gummaadkii Kalshiikh – Taxanaha Soomaali waa walaalo – Qaybta 4aad
Si xawli ah ayay ciidankii dawladdu u soo dhex galeen tuulada Kalshiikh, iyaga oo raggii joogay ku guray iskarogooyin, si degdeg ahna ugu dhaqaaqay...
Muddo Intee le’eg ayay Qaadan kartaa Inaad Ka Bogsato Caabuqa Corona?
In ka badan 1.1 milyan oo qof ayaa ka bogsaday feyriska Corona guud ahaan caalamka. Balse waxaa lagu kala duwan yahay waqtiga ay qaadanayso in...
“Borama haddii aroos laysku Dilo waxa lanoogu hanjabaa mashaaricdaa laydinka jarayaa” – Maxamed Aadan Suldaan
Borama (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee gobolka Awdal, Maxamed Aadan Suldaan oo warbaahinta ugu warramay magaalada Boorama, ayaa xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyey...
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Taliyihii hore ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo Hargeysa ku geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo qaranka uu ka baxay Allah haw naxariistee Taliyihii...
Mindi-mindi ku Taag: Dhaliisha Gole-ka-fuulka ah Waxay Yeelataa Is-difaacid Gole-ka-fuul ah
Faalo: Suxufi Maxamed Cirro Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee Gobolka Maroodi-jeex Md. Xamse Ciise oo warbaahinta la hadlay maalintii Isniinta ee toddobaadkan (04 May 2020), ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

