Xasuuqii Jasiira – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 7aad
Si kedis ah oo argagax leh ayay saqdii dhexe abbaaro 1:00 habeennimo albaabkii guriga noogu soo tumeen askar hubeysan oo ka mid ah Ciidankii...
DHIBAATADA DHAQAALE: Handaraabka iyo Kala-fogaanshaha Bulsheed
HORDHAC Digdig iyo mutuhis iyo Dul-ka-xaadis mooyee Bal si daawo loo helo Darsa eelka lama odhan — GAARRIYE (AHN) — Daba Taxan— (05/01/1997) Dawladdo badan oo Yurub ah iyo...
Tirada Dhimashada COVID-19 ee Dalka Britain oo kor u dhaaftay 31,000 iyo 626 Qof oo maanta geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- 626 Qof oo bukaan ah, ayaa cudurka COVID-19 maanta ugu geeriyooday dalka Britain, taas oo wadarta guud ee dhimashada cudurka la xidhiidha...
Somaliland: Kiisas Cusub oo Covid-19 oo maanta la shaaciyey iyo Qofkii saddexaad oo Cudurka u geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta shaacisay in 11 qof oo cusub laga helay xannuunka Covid-19, taas oo tirada guud ee dadka laga helay...
YAA CAAWINAYA Hooyan Sabool ah oo haysata Ilme ay Dhashay oo Xannuun la jiifa
YAA CAAWINAYA Hooyan Sabool ah oo haysata Ilme ay Dhashay oo Xannuun la jiifa https://www.youtube.com/watch?v=HJVwHKfyQno
Gummaadkii Gebilay iyo Tog-wajaale – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 6aad
Bishii Maarij ee sannadkii 1988-kii ayaa 25 qof oo laga soo afduubtay Gabiley iyo Tog-Wajaale ay Maxkamaddii Wareegaysay ee Ciidanku ku xukuntay xabsi abadi...
Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xildhiban Maxamed Warsame Caalin (Tima-cadde) oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Deegaanka ee degmada Hargeysa, ayaa madaxweynaha Somaliland ku hambalyeeyey go'aanka uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

