Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukunno ku Ridday 12 Qof iyo Gaadiid ay wateen

  Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday 12 qof oo lagu eedeeyey inay dalka soo geliyeen Qaad Sharci-darro ah...

Qaabkii toogashada – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 3aad

  “Dad reer miyi ah oo laga soo qabqabtay miyiga ayaa la keenay Hargeysa si loogu toogto. Dadkaas masaakiinta ahaa waxa lagu qasbay inay gashadaan...

Jidh-dilkii hooyadii uurka lahayd – Taxanaha Soomaali waa walaalo – Qaybta 2aad

  “Halkii aad mid Qurmis ah (Isaaq ah) ilme uga dhali lahayd, waxa ka fiican inaad aniga ii dhasho garac dawladda taageersan”, ayay odhan jireen...

Saamayn Intee le’eg Ayey Joojinta Qaadka ee Somaliland ku yeelatay Deegaamada Oromada ee Dalka Ethiopia?

  Hargeysa (SLpost)- Ganacsatada Oromada ee dalka Itoobiya ayaa si weyn u dareemay hoos u dhac ku yimi dhaqaalihii ka soo geli jiray jaadka loo...

Somaliland: Xusaska Maalmaha Qaran ee 18 May iyo 26 June oo Sannadkan la joojiyey

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in munaasibadaha Qaran ee 18 May Iyo 26 June aan Sanadkan laga xusidoonin dalka...

Wasiir-ku-xigeenka Gaadiidka iyo Horumarinta oo Degaannada Badhan iyo Dhahar Gaadhsiiyey Raashin ay u Wakiillatay Hay’adda Nadfor

  Dhahar (SLpost)- Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Md. Sahal Maxamed Jaamac, ayaa deeq Raashin ah gaadhsiiyey dadweynaha dan-yarta ah ee ku nool...

Madaxweyne Biixi oo Walaac ka muujiyey Heerka Xannuunka Covid-19 ee gudaha Somaliland, Shacabka baaq u jeediyey

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa walaac ka muujiyey heerka uu xannuunka Covid-19 ka marayo Somaliland, isagoo xusay in maadaama...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img