HomeGolaha Wasiirrada Somaliland oo ka shiray Go'aankii hore loogu Joojiyey QAADKA iyo...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka shiray Go’aankii hore loogu Joojiyey QAADKA iyo Halista Xannuunka Covid-19

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta shirkooda todobaadlaha ah oo u qabsoomay qaab Maqal iyo Muuqaal ah, waxa lagaga hadlay xaaladda dalka ee xilligan iyo saamaynta xannuunka Covid-19.

blankFadhiga 58aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland, waxa lagaga hadlay sidii loo sii xoojin lahaa go’aankii hore loogu joojiyey ka-ganacsiga Badeecadda Qaadka ee laga keeno dalka Ethiopia iyo kor u qaadista dedaallada wacyigelineed ee Shacabka loogu sheegayo halista uu leeyahay Caabuqa Coronavirus.

Fadhiga Golaha wasiirrada oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, isla markaana Wasiirradu iyagoo xafiisyadooda ku sugan kaga qayb-galeen qaab Online ah, waxa lagaga hadlay Xanuunkan dunida saameeyey ee Covid 19, xoojinta go’aankii hore ee lagu joojiyey qaadka muddo kooban, sidii ay dalka u soo gaadhi lahaayeen daawooyinka iyo mucaawimooyinka Somaliland loogu talo-galay ee ay ku soo deeqayaan muwaadiniinta Somaliland ee hantida leh iyo dalalka daneeya Jamhuuriyadda Somaliland, iyo dardar gelinta hannaanka wacyigelineed ee xanuunka safmareenka ah ee Covid-19.

Afhayeenka Madaxweynaha, ayaa kulanka kaddib faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey arrimaha lagaga hadlay shirka maanta Golaha Wasiirrada.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Hadalka Afhayeenka Madaxweynaha.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories