Guddoomiyaha Ururka SOLJA oo Dhaliilay Guddiga ka-hortagga Covid-19 ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Jaamac (Xuuto), ayaa dhaliilay guddiga heer Qaran ee ka-hortagga cudurka Covid-19 oo uu ku eedeeyey...
Guddiga ka-hortagga Covid-19 ee Somaliland oo Go’aamo Culus soo saaray, kuwo hore khafiifiyey
Hargeysa (SLpost)- Guddiga heer Qaran ee ka hor-tagga Cudurka Covid-19 ee Somaliland, ayaa soo saaray go’aanno ay ku khafiifiyeen amarradii ay hore u soo...
Tirada Kiisaska Covid-19 ee Somaliland oo Gaadhay 304 Qof iyo Tirada u dhimatay oo Korodhay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay Kiisas cusub caabuqa Coronavirus ah oo laga helay muwaadiniin intooda badani ku nool yihiin...
Dowladda Jabuuti oo Shaacisay 280 Kiisas Cusub oo Coronavirus ah iyo Cabsi Soo Korodhay
Djibouti (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta shaacisay 280 Kiisas Cusub oo Coronavirus oo laga helay dalkaas kaddib baadhitaanno caafimaad oo la...
Bilowgii dagaalka Burco – Taxanaha Soomaali waa Walaalo – Q. 17aad
Isla kolkii uu dagaalku ka qarxay Burco, xukuumaddu waxay dadka la dhex gashay makarafoonno cod dhaadheer oo shacabka loogu kala soocayo Isaaq iyo Daarood. Waxay...
Halkee Ayay ku Dambaysay Deeqihii soo gaadhay iyo Lacagtii Xukuumaddu ugu talo-gashay la-dagaalanka Aafada Covid-19?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha guddiga ka-hortagga Covid-19 ahna Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta warbaahinta faahfaahin ka siiyey taakulada dhaqaale iyo agabka...
Somaliland: Tirada Dadka laga helay Cudurka Covid-19 & Kuwa u dhintay oo Korodhay iyo Xogo Dheeraad ah
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay Kiisas cusub caabuqa Coronavirus ah oo laga helay muwaadiniin intooda badani ku nool yihiin...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

