Khabiir Maraykan ah oo soo bandhigay Faa’idada iyo Khasaaraha ku jira in Qadiyadda Somaliland la Horgeeyo Maxkamad Caalami ah
Hargeysa (SLpost)- Khabiir Maraykan ah oo takhsusay Arrimaha Qaaradda Afrika, ayaa ku dooday Somaliland guul-darro kala kulmayso haddii ay qadiyaddeeda gayso Maxkamad caalami ah,...
Hargeysa: Tirada Dad ku geeriyootay iyo Khasaaraha ka Dhashay Roob Laxaad leh oo Galabta ka da’ay
Hargeysa (SLpost)- Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa, ayaa fiidnimadii caawa la keenay Meydadka Saddex Qof oo ku geeriyooday Roobab mahiigaan ah oo galabta ka...
Ogaalka Soomaalida Iyo Hannaanka Awoodaha Dacwad-qaadista Maxkamadda ICJ
Maxkamadda Caddaaladda Aduunka (ICJ) oo mararka qaarkood loogu yeero Maxkamadda Adduunka, waa mid ka mid ah lixda qeybood ee ugu waaweyn ee Qaramada Midoobay...
Burco: Tirada Meydadka lagu Aaso Xabaalaha oo Korodhay iyo Tuhunno lagu xiidhiidhay Covid-19 oo ka dhashay
Hargeysa (SLpost)- Tirada Dadka ku dhimanaya Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa korodhay Toddobaadyadii u dambeeyay, taas oo abuurtay shaki ah inuu magaalada...
Maxay Xukuumadda Somaliland ka tidhi inay Wada-hadallo Hoose la bilowday Soomaaliya?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey su'aal laga weydiiyey jiritaanka warar sheegaya in wada-hadallo qarsoodi ahi u socdaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya. Afhayeenka...
Somaliland: Tirada Dadka laga helay Cudurka Covid-19 iyo Kuwa Dhintay oo Korodhay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta oo Khamiis ah shaacisay in 32 Qof oo cusub laga helay Xanuunka Covid-19, taas oo tirada...
Nuxurka Go’aamo Culus oo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somailand
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa fadhigooda todobaadlaha ah ka soo saaray go'aamo ku aaddan mashaariicda kala duwan ee dalka gudihiisa laga fuliyo, waxaana...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

