Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

“Isma lihi Maxamuud Xaashi, Kulmiye dhexdiisa ayuu ka dagaalamayaaye, waa Hayaan oo Madaar kale ayuu ka degayaa…” Wasiir Gaafaadhi

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) ayaa ka hadlay eedaymo uu Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi u jeediyey...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan oo sheegay in Dalkiisa iyo Somaliland cadaadis dibadeed kala kulmeen xidhiidhkooda siyaasadeed

  Taipei (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Taiwan, Joseph Wu, ayaa sheegay in dalkiisa iyo Somaliland ay cadaadisyo dibadeed kala kulmeen xidhiidhka dibloomasiyadeed ee...

DAAWO Muuqaal Dhammeystiran oo laga sameeyye Jewiga Xafladdii Daah-furka Xafiiska Somaliland ee dalka Taiwan

  Taipei (SLpost)- Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xafiis dibloomasiyadeed uga furatay caasimadda Taiwan ee Taipei, taasoo laga dheehan karo xidhiidhka dhow ee labada...

Somaliland oo Xafiis ka furatay dalka Taiwan iyo Jewiga Munaasibad laysku Arkay oo lagu daah-furay

  Hargeysa (SLpost)- Somaliland ayaa si rasmi ah xafiis dibloomasiyadeed uga furatay caasimadda Taiwan ee Taipei maanta Arbacadii, taasoo laga dheehan karo xidhiidhka dhow ee...

Wasiirka Khaarajiga ee Taiwan oo Qaabilay Safiirka Somaliland ee dalkaas

  Taipei (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Taiwan, Joseph Wu, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Somaliland ee dalkaas Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud oo dhawaan...

Wargeyska DAILY TELEGRAPH oo Fashiliyey Qorsheyaasha Shiinuhu ku wejahayo Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan oo uu ka cadhooday

  “Xidhiidhka curdinka ah ee u furmay Xukuumadaha Taipei iyo Hargeysa, waxa si adag uga soo horjeestay Soomaaliya iyo Shiinaha oo ku heshiiyey inay si...

Xukuumadda Somaliland oo awaamiir ka soo saartay adeegsiga Hirarka Isgaadhsiinta ee dalka

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Boosaha, isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayaa soo saartay Awaamiir  ay ku xadidayso Hirarka ay isticmaalaan Telefiishannada Dalka ka hawl-gala. Wareegto uu maanta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img