HomeWasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan oo sheegay in Dalkiisa iyo Somaliland cadaadis dibadeed...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan oo sheegay in Dalkiisa iyo Somaliland cadaadis dibadeed kala kulmeen xidhiidhkooda siyaasadeed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Taipei (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Taiwan, Joseph Wu, ayaa sheegay in dalkiisa iyo Somaliland ay cadaadisyo dibadeed kala kulmeen xidhiidhka dibloomasiyadeed ee labada waddan u furmay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Taiwan oo hadal ka jeediyey munaasibad lagu daah-furay Xafiis diblumaasiyadeed oo Somaliland ka furatay Magaalada Taipea ee dalka Taiwan, waxa uu sheegay inaanay dhankooda u joojin doonin tallaabo cid kasta oo iskudayda inay carqaladayso xidhiidha ay la fureen Somaliland.

Wasiirka Arrimaha dibedda ee Dalka Taiwan waxa uu ugu horeyn ka warramay waxyaabaha ay heshiiyeen Somaliland iyo Taiwan, waxaanu yidhi “Xafiis-wakiilkeedka Somaliland ka furatay Taiwan wuxuu baal cusub u furayaa xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan.”

Wasiirka Arrimaha dibedda ee Taiwan wuxuu sheegay in Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan uu labadoodaba ku keenay Cadaadisyo dibedeed, laakiin ay u diyaar u yihiin inay danahooda difaacaan.

“Labadayaduba waxaan la kulannaa cadaadis dibadeed, laakiin waxaanu ku faanaynaa madax-bannaanidayada oo aan diyaar u nahay inaan difaacno, ”ayuu yidhi Wasiirku.

Waxa uu sheegay in Taiwan ahaan ka caawinayaan Somaliland dhinacyada horumarinta Kalluumaysiga, Beeraha, Tiknoolajiyadda, Waxbarashada iyo Arrimo kale.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories