Qaab Noocee ah ayay Warbaahinta Caalamku u tabisay Laba Qodob oo ku biiray Guulaha Dibloomaasiyadeed ee Somaliland hanatay?
Warbaahinta Caalamka ayaa si aan hore loo arag warbixinno kala duwan oo saamayn xooggan yeeshay isla markaana kor u qaaday sumcadda iyo magaca dalka...
Wasiir SAAJIN oo Rejo ka muujiyey Inuu ku guulaysto Kursiga Kulmiye ee SAYLICI ku fadhiyo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa ka hadlay hankiisa musharraxnimo, rejada uu ka qabo tartan uu ugu...
Wax Badan Ka Ogow Geedkii Mooliga Ahaa Ee Laga Gooyey Buurta Daalo iyo Xog-waraysi Axmed Ibraahim Cawaale ka bixiyey
Aqoonyahan Axmed Ibraahin Cawaale, oo ah deegaanjire aqoon durugsan u leh deegaanka, ayuu Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare" ka wareystay sidii looga falceliyey geedkii Mooliga...
“Dhakhtar Kasta Oo Ajaanib Ah Oo Dalka Ka Shaqeeya, Aqoontiisa Waanu Ka War Haynaa” – Wasaaradda Caafimaadka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay Dhakhaatiirta Ajaanibka ah ee dalka ka hawl-gasha, doorka ay Wasaarad ahaan ka qaateen xakamaynta xanuunka...
Taliyaha Booliska Somaliland oo beeniyey warar la faafiyey, Bulshadana digniin u diray
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa been-abuur ku tilmaamay warar lagu sheegay in ciidanka booliisku gacanta ku...
“Adduunka iyo aakhiro meesha madaxtinnimada ugu fiican laga helo waa…” – Sheekh Dirir
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Muxummad Sheekh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay in madaxtinnimada aduunka iyo aakhiro qofka doonaya quraanka ehelkiisa noqdo. Khudbadii jimcaha maanta oo...
Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka ee Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdilaahi, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Aadan Cabdilaahi Cabdalla, ayaa tabobar u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

