Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga Kulmiye oo Hargeysa ka furmay iyo Madaxweyne Biixi oo khudbad ka jeediyey

  Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha 4-aad ee Xisbil-xaakimka Kulmiye, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb-galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Xildhibaan Obama oo Saadaaliyey Natiijada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo ka mdi ah mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay natiijada uu filayo inay ka soo...

Arrimaha lagaga hadlay Kulan Dhexmaray Guddoomiye Cirro iyo Xildhibaanno Baarlamaanka Sweden ka tirsan

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo socdaal ku jooga dalka Sweden, ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin ka...

Hay’adda FAO oo Saddex Diyaaradaha Ayaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Wasaaradda Beeraha Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta hay'adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay kala wareegay Saddex...

Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku Guulaystay Mashaariic loo tartamay oo Telesom ku jirto

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee JSL, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fuliyo xukuumadda Somaliland oo guddigu qandaraaskooda hore u naadiyey,...

Somaliland: Dowladda oo ka farxisay Arday Is-xilqaamay

  Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Barnaamijka Shaqo-Qaran ee xukuumadda Somaliland, ayaa kafaalo qaaday Waxbarashada arday Dugsiga sare dhigta oo isu-xil-qaamay kala-hagista gaadiidka magaalada Hargeysa xilli ay...

“Yuhuuddu marka ay heshiis la gaadho dal Muslim ah wax kale ayey ku sii daraan…” – Sheekh Dirir

  Hargeys (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay inay ku baraarugsanaadaan halista Yuhuuda iyo gaalada, oo macluumaadkooda helaan, si waxii uula...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img