HomeSomaliland: Dowladda oo ka farxisay Arday Is-xilqaamay

Somaliland: Dowladda oo ka farxisay Arday Is-xilqaamay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Barnaamijka Shaqo-Qaran ee xukuumadda Somaliland, ayaa kafaalo qaaday Waxbarashada arday Dugsiga sare dhigta oo isu-xil-qaamay kala-hagista gaadiidka magaalada Hargeysa xilli ay waddooyinku saxmad yihiin.

Ardaygan oo dhigta Dugsiyada Sare ee Nuuradiin, ayaa hawshan uu isku xil-qaamay sameeya wakhtiga uu dugsiga ka soo rawaxo oo jidadka caasimadda saxmad badani ka jirto, waxaana hawsha uu isu-xilmaamay lagu baraarugay kaddib markii muuqaal laga duubay lagu baahiyey baraha bulshada.

Agaasimaha Barnaamijka Shaqo-Qaran Maxamed Xuseen Cismaan, ayaa Ardaydan kula kulmay mid ka mid ah jidadka Hargeysa xilli uu ku gudo-jiro hawsha uu isu-xil-qaamay, waxaanu halkaas uga ballan-qaaday in xafiiskiisu bixinayo Kharashka Fee-ga bisha laba sannad-dugsiyeed oo waxbarashada Dugsiyada Sare uga hadhsan.

Waxa kale oo masuulkani u ballan-qaaday Ardayga inuu wasaaradda Waxbarasada u weydiinayo Waxbarasho Jaamacadeed oo lacag la’aan ah.

Muuqaalka Hoose kaga Sheekada Dhex-martay Ardayga iyo Agaasimaha

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories