HomeHay'adda FAO oo Saddex Diyaaradaha Ayaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Wasaaradda Beeraha...

Hay’adda FAO oo Saddex Diyaaradaha Ayaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Wasaaradda Beeraha Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta hay’adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay kala wareegay Saddex diyaaradood oo loogu talo-galay la-dagaalanka Ayaxa.

Diyaaraha lagu wareejiyey Xukuumadda Somaliland oo ay weheliyaan shaqaalihii ka hawl-galayey ayaa qayb ka ah wejiga labaad ee hawl-gallo Ayaxa lagula dagaalamayo, kaas oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Beeraha iyo hay’adda FOA (Food & Agriculture Organization), waxaana madashii lagula kala wareegay goob-joog ka ahaa wasiir Axmed Muumin Seed iyo saraakiil ka socotay hay’adda FAO.

blankSaddexda diyaaradood ayaa loogu talo-galay inay qaadaan Sunta lagula dagaalamayo Ayaxa, iyaga ka hawl-gali doona gobollada uu sida xooggan u saameeyey Ayaxa oo faro-baas ku haya Beerleyda iyo dhul-daaqsimeedka gobollada Somaliland.

Ugu horeyn, waxa halkaas ka hadlay saraakiil ka socotay hay’adda FAO oo faahfaahin ka bixiyey Qaabka loo hawl-galinayo diyaaraha, muddada hawl-galku soconayo iyo deegaamada laga fulinayo.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories