HomeGuddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku Guulaystay Mashaariic loo tartamay oo Telesom...

Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku Guulaystay Mashaariic loo tartamay oo Telesom ku jirto

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee JSL, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fuliyo xukuumadda Somaliland oo guddigu qandaraaskooda hore u naadiyey, laguna tartamay.

Mashaariicda fulintooda loo tartamay waxa ka mid qalabka GPS-ka oo lagu xidhayo Gaadiidka dowladda, kaas oo ay ku tartameen dhowr shirkadood oo Telesom iyo Somtel ka mid yihiin. Waxa kale oo qandaraasyada ka mid ah Mashruuc lagu xoolaynayo Dadka ku barakacay Abaaraha ee ku jira Xeryaha baro-kacayaasha Gobollada Togdheer iyo Sanaag; Biyo-ballaadhinta magaalooyinka Gabiley, Tog-Wajaale, Qool-dhuxulaale iyo Gumburaha.

Kulan maanta ku qabsoomay Xarunta Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo lagu shaaciyey shirkadaha ku guulaystay, waxa goob-joog ka ahaa xubnaha Guddiga, shirkadaha qandaraasyada ku tartamay iyo masuuliyiin dowladda ka tirsan.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Md Nuux Maxamed Xuseen, ayaa halkaas ka sheegay magacyada shirkadaha ku guulaystay qandaraasyada loo tartamay. Waxa uu guddoomiyuhu sheegay in qaraaska mashruuca Xooleynta Dadka ku barakacay Abaaraha ee ku jira Xeryaha baro-kacayaasha Gobollada Togdheer iyo Sanaag oo ay tartameen 9 shirkadood ay ku guulaysatay shirkad lagu magacaabo Amal Service.

Qandaraaska mashruuca Qalabka GPS-ka ee gaadiidka dowladda lagu xidhayo oo ay ku tartameen 7 shirkadood, waxa ku guulaysatay shirkadda Telesom, sida uu sheegay Guddoomiye Nuux Maxamed Xuseen.

Warkan oo Faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories