Somaliland oo xuddun u noqotay Ganacsiga Sharci-darrada ah ee Harimcadka laga ugaadhsado Bariga Afrika
Hargeysa (SLpost)- Bishii hore ee July, laba Harimad ayaa khatar galay, ka dib markii ay 25 Maalmood ay Gacmahooda ku jireen Dad ka shaqaysta...
Xildhibaan Golaha Wakiillada ka tirsanaa oo Hargeysa ku geeriyooday iyo Madaxweynaha oo tacsi u diray
Hargeysa (SLpost)- Allah u naxariistee waxa maanta magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali Shabeel oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland. Marxuum...
Wasaaradda Waxbarashada JSL oo Qabatay Kulankii u horreeyey ee Guddiga Waxbarashada Degmooyinka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa maanta markii ugu horeysay qabatay Kulanka Guddiyada Horumarinta Waxbarashada ee Degmooyinka dalka Guddiyadan oo uu jideeyey Xeerka...
Muxuu yahay Xilka Dowladda Jabuuti u magacowday Orodyahan Mo Farah?
Djibouti (SLpost)- Orodyahanka u dhashay dalka Ingiriiska, asal ahaanna ka soo jeeda Somaliland Mo Farah, ayaa loo magacaabay Safiirka Wakaaladda Dekadaha iyo Aagga Cashuurta...
Xisbiga Waddani oo dhaliilay Safarka Madaxweynaha ee Gobollada Galbeedka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dhaliilay Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku tagay Gobollada Galbeedka dalka. Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo,...
Tirada Maleeshiyaad ka soo Goostay Maamul goboleedka Puntland oo Isu-soo dhiibay Ciidanka Qaranka
Boocame (SLpost)- Malleeshiyaad ka tirsanaa maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya iyo gaadiid tikniko ah oo ay wataan, ayaa maanta isu-soo-dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland. Tiro ku dhow...
Somaliland: Gobol laga joojiyey Furashada Cilaajyada Cusub
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gobolka Sool ka mabnuucday furitaanka Cilaajyada cusub, kaddib markii ay wasaaraddu arrintan wada-tashi kala...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

