HomeWasaaradda Waxbarashada JSL oo Qabatay Kulankii u horreeyey ee Guddiga Waxbarashada Degmooyinka...

Wasaaradda Waxbarashada JSL oo Qabatay Kulankii u horreeyey ee Guddiga Waxbarashada Degmooyinka Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa maanta markii ugu horeysay qabatay Kulanka Guddiyada Horumarinta Waxbarashada ee Degmooyinka dalka

Guddiyadan oo uu jideeyey Xeerka Waxbarashada Qaranku, isla markaana uu dhawaan magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Md.Axmed Maxamed Diiriye ayaa ka dhisan 23ka Degmo Doorasho ee Somaliland.

blankShirkan oo uu madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil si rasmi ah u furay ayaa ugu horeyn, waxa munaasibadaa faah’faahin ka bixiyey agaasimaha waaxda maamul-wadaagga waxbarashada Md.Cabdiraxmaan Maxamed Axmed waxaanu ku dheeraaday muhiimada balaadhan ee guddiyada horumarinta waxbarashadu u leeyihiin hagaajinta, kobcinta iyo horumarinta waxbarashada dalka.

blankAgaasimaha guud ee WW&S Md.Axmed Abokor Maxamed oo munaasibadaa ka hadlay ayaa sharaxay ujeedada ka danbaysa dhismaha guddiyada horumarinta waxbarashada degmooyinka dalka iyo waxyaabaha laga filayo in ay ku soo kordhin doonaan waxbarashada Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Md. Axmed Maxamed Diiriye oo halkaa ka soo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa ayaa hogatusaaleeyey faa’iidooyinka ka dhalan kara dhismaha guddiyadan horumarinta waxbarashada degmooyinka iyo sida loogu baahan yahay in bulshadu uga wada qayb qaadato horumarinta Waxbarashada.

blankWasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Md. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa isaguna aàd u bogaadiyay dedaallada hoorumarinta Waxbarashada, isaga oo aad u ammaanay hoggaaminta Wasiir Axmed-Toorno ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL.

Ugu danbayn, Madaxweyne-Kuxigeenka JSL Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa madaxda wasaaradda waxbarashada ku hambalyeeyey dedaalada balaadhan ee ay ku horumarinayaan nidaamka waxbarashada dalka, waxaanu kula dardaarmay ka soo qayb galayaasha in ay si mug leh iskula lafaguraan muddada seddexda maalmood ah ee shirkani socdo.

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories