Somaliland oo Go’aan ka gaadhay Wada-shaqaynta Xafiiska Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaalida
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa go'aan ka soo saartay wada-shaqaynta Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida, kaddib markii heshiis dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil-ka-Qaadis iyo Magacaabis Sameeyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii uu hayay ka qaaday maareeye ku-xigeenkii Dekedda Berbera, Cumar Abokor Jaamac, waxaanu beddelkiisa u...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo Go’aan ka soo saaray Shirkadaha FlyDubai vs AirArabia iyo Shuruudo lagu xidhay
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta go'aan ka soo saaray mowqifka xukuumaddu hore uga qaadatay hakinta duullimaadyada diyaaradaha AirArabia iyo FlyDubai oo...
Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Dhammeystirtay Qiimeynta iyo Diiwaangelinta Wejigii 1aad ee Barnaamijka Shaqo-Qaran
Hargeysa (SLpost)- Hay’adda shaqaalaha Dawladda ayaa shaacisay liiska rasmiga ah ee Dufcadii koowaad ee ku soo baxday Barnaamijka Shaqo Qaran, kuwaas oo loo qeybiyay...
Siyaasi Cabdinaasir Buuni oo si adag u dhaliilay Maxamuud Xaashi Cabdi
Hargeysa (SLpost)– Siyaasiga madaxa-bannaan ee Cabdinaasir Maxamed Buuni, ayaa si adag ugu jawaabay Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo dhawaan dhaliilo u jeediyey Madaxweynaha Somaliland...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada JSL oo soo xidhay Shirweynihii u horeeyey ee Guddiyada Waxbarashada Degmooyinka Dalka iyo Natiijada ka soo baxday
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md. Axmed Maxamed Diiriye ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay shirka Guddiyada Horumarinta Waxbarashada...
Somaliland: Soo Laba-Kacleynta Cudurka Covid-19, Gaabiska Xukuumadda iyo Khatarta Jirta
Hargeysa (SLpost)- Xanuunka Dunida aadka ugu faafay ee Covid-19 ayaa u muuqda inuu dib ugu soo laba-kacleeyay Somaliland. Waxa soo badanaya Dadka uu soo ridanayo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

