Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Kiiska Haweenay Kufsi iyo Dil loogu Geystay Burco
Burco (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa maanta ka oo Ka...
Qaabkii Magaalada Burco loogu soo dhaweeyey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisa (DAAWO SAWIRRO)
Burco (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo hawlo shaqo ku joogay qaar kamid ah gobollada dalka,...
African Heads of State call on world leaders to increase investment in International Fund for Agricultural Development (IFAD)
FAD aims to deliver an overall programme of work of US$10 billion for the IFAD12 period (2022–2024), with over half of investments allocated to...
Hargeysa: Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay 10 Harimcad laga Tahriibinayey Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga ee Somaliland oo oo kaashanaya ciidamada Ammaanka, ayaa gacanta ku dhigay Toban Harimcad oo sifo sharci-darro...
Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Dekedda Berbera oo uu Xadhigga uga Jaray Qalab lagu soo kordhiyey (SAWIRRO)
Berbera (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta gaadhay magaalada Berbera, ayaa kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan...
Madaxweyne Biixi oo lagu soo dhaweeyey Berbera iyo Tirada Mashaariic uu Xadhigga ka jaray
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo saaka ka amba baxay caasimadda Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo...
Hargeysa: Xeer-ilaalinta oo ku Gacan-saydhay Xukun lagu riday Dhalinyaro Kufsiga Gabadh 13-jir ah ku eedaysnaa
Hargeysa (SLpost)- Xeer-ilaaliyaha gobolka Maroodi-jeex, ahna Ku-xigeenka Xeer-ilaaliyaha guud ee Somaliland Mawliid Cabdi Muuse, ayaa duray xukun ay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex maanta ku ridday...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

