Xirsow Hadalku wuu kaa Qaloocday – W/Q: Aqoonyahan Sa’da Ali Mohamed
Ex-wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo waqtigan ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI hadalkii uu ka jeediyey xaflad Hargeisa ka dhacday...
Duuliyihii Diiday inuu Duqeeyo Shacabka Hargeysa oo Xogo Xasaasi ah Soo Bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Duuliye Sare Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo ka mid ahaa duuliyeyaashii Diyaaradihii Milleriga ee dowladdii Soomaaliya, isla markaana isagu diiday 13-kii Julay...
Burco: Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga Ka-jaray Mashaariic laga hirgaliyey Caasimadda Togdheer
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maalintii labaad hawlo shaqo ugu sugan gobolka Togdheer, ayaa maanta kormeeray mashaariic kala duwan...
Taliyihii u horeeyey ee Ciidanka Booliska JSL oo ku geeriyooday dalka Canada & Madaxweynaha oo tacsi u diray
Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa Isniinta maanta oo ku beegan 19/10/2020 dalka Canada ku geeriyooday Talihii u horreeyey ee Ciidammada Booliska Somaliland...
Raysalwasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa oo 70 Xubnood ka kooban
Muqdisho (SLpost)- Raysalwasaaraha dhowaan la magacaabay ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha wasiirada xukuumadiisa, kuwaas oo intooda badan ah wasiirada...
Muxuu Madaxweyne Biixi kala kulmay Dugsiga Boarding-ka ah ee Sheekh oo uu Kormeer ku sameeyey?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku maraya qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa maanta kormeer iyo indho-indhayn...
Nuxurka Khudbad madaxweynaha Somaliland u jeediyey Dufcaddii 10aad oo ka Qalin-jabiyey Jaamacadda Burco
Burco (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad loo qabtay 499-Arday Oo ka qalin-jabiyey Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

