HomeQaabkii Magaalada Burco loogu soo dhaweeyey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisa (DAAWO...

Qaabkii Magaalada Burco loogu soo dhaweeyey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisa (DAAWO SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Burco (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo hawlo shaqo ku joogay qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Togdheer ee Burco, waxana halkaas si aan kala hadh lahayn oo waddaniyad iyo jacayl ka muuqdo ugu soo dhaweeyey guud ahaanba qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Burco oo isku duuban.

Shacabka ku dhaqan magaalada Burco oo ay hormuud u yihiin, maamulka gobolka iyo degmada Burco, madax-dhaqameedka, haweenka, dhallinyarada, aqoonyahanka, xildhibaannada iyo siyaasiyiinta oo ay weheliyaan wegen fardo ahi, ayaa madaxweynaha iyo weftigiisa kaga hortegay deegaannada Karasharka iyo Qoyta oo dhinaca waqooyi galbeed ka xigta magaalada burco, waxana ay dhinaca magaalada ugu soo galbiyeen gammaan fardo ah oo si weyn u carbisan, kuwaas oo hareeraha ka socday gaadiidka madaxweynaha.

Soo dhaweynta ay shacabka ku dhaqan magaalada Burco ku qaabileen madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa taxnayd ilaa shaaricyada waaweyn ee magaalada Burco, waxana uu madaxweynuhu mid mid u gacan qaaday madax-dhaqameed iyo waxgarad kala duwan oo waddooyinka u taagnaa soo dhaweyntiisa.

Bulshada ku dhaqan Burco oo aan u kala hadhin soo dhaweynta madaxweynaha, ayaa lulayey caleemo qoyan iyo calanka Jamhuuriyadda Somaliland, waxana wejiyadooda ka muuqday farxad iyo rayn-rayn ay ku qabaan aragtida weftiga madaxweynaha ee soo booqday gobolka Togdheer.

blankblank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories