HomeMadaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Kiiska Haweenay Kufsi iyo Dil loogu Geystay...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Kiiska Haweenay Kufsi iyo Dil loogu Geystay Burco

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Burco (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa maanta ka oo Ka qayb galay xafladda qalin-jabinta Dufcaddii 10aad ee Jaamacada Burco.

Madaxweynaha oo munaasibada khudbad ka jeediyey ayaa ka hadlay Kiiskii dilka ahaa ee lagu kacay Allah ha u naxariistee Marxuumad Ugbaad Cali oo ahayd hooyo saddex carruur ah haysatay, kana mid ahayd ardayda Jaamacadda Burco.

Waxa uu madaxweynuhu hay’adaha Garsoorka ku amray inay si deg-deg ah u dhammaystiraan kiiska gacan-ku-dhiiglaha dilka gabadha geystay oo ciidammada ammaanka gacanta ugu jira.

“Waxaan shacabka Somaliland ka tacsiyadeynayaa, gaar ahaan ardeyda maanta ka qalinjabinaysa Jaamacadda Burco, gaar ahaan haweenka, dilkii foosha xumaa ee lagula kacay Ugbaad Cali oo maanta kamid ahaan lahayd ardeyda qalinjabinaysa jaamacadda,”

Waxaanan farayaa hay’adaha garsoorka in hawsha sida ugu dhaqsaha badan loo dadajiyo, ballana waxaan ku qaadaya inaan hore ka fuliyo marka uu isoo gaadho,” Sidaas ayuu yidhi Md Muuse Biixi Cabdi.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories