Murashax Xaaji Maxamuud Axmed Jaamac oo u taagan doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa
Xaaji Maxamuud Axmed Jaamac, ayaa shaaciyey inuu yahay Murashax u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa, isla markaana uu iska sharrixi doono Xisbiga Waddani.
Wasaaradda Ciyaaraha oo go’aamo ka soo saartay Ciyaartii Shalay Dhexmartay Hawd & Daadmadheedh iyo Ciyaartoy la ganaaxay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ganaax ku riday xulka Gobolka Hawd oo laga mamnuucay ciyaaraha dalka muddo shan sannadood ah,...
Muxuu Madaxweyne Biixi ku soo Arkey Garoonka Kubadda Cagta Hargeysa iyo Xarumaha Laamaha Dowladda qaarkood oo uu kormeeray?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa Istaadiyam oo ay si...
Xulalka Gobollada Maroodijeex iyo Daadmadheedh oo Isugu Baxay Final-ka Koobka Kubadda Cagta gobollada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Gobolka Maroodijeex ayaa u gudbay ciyaarta Final-ka ee Koobka Kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland, kaddib markii ay guul ka gaadheen kulan xiiso...
Badhasaabka Maroodijeex iyo Maayarka Hargeysa oo ka hadlay Rabshado khasaare sababay oo Ciyaartii maanta ka dhashay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex iyo Maayarka magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay rabshado ka dhashay ciyaartii maanta dhexmartay xulalka gobolka Hawd iyo Daad-madheedh. Dad Shacab...
Somaliland: Taliska Ciidanka Booliska oo Awaamiir hor leh ku soo rogay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale), ayaa awaamiir dhinaca ammaanka ah ku soo rogay Garoonka Kubadda Cagta ee...
Xasuuq ka dhacay Gobolka Tigray ee Ethiopia iyo Wararkii ugu dambeeyey Dagaal ka Socda dalkaas
London (SLpost)- Hay'adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay ku shaacisay inuu xasuuq ka dhacay gobolka Tigray...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

