Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Gobolka Daadmadheedh oo ku Guulaystay Horyaalka Kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Xulka Gobolka Daadmadheedh, ayaa markii u horeysay ku guulaystay koobka kubadda Cagta ee gobollada Somaliland, kaddib markii ay ka badiyeen xulka gobolka...

Xukuumadda Somaliland oo ka digtay in Goobaha Waxbarashadu noqdaan Meherado Ganacsi

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa ka digtay in Goobaha Waxbarashada gaarka loo leeyahay noqdaan meherado ganacsi oo macaash-doon ah, wasaarad...

Toos u daawo Ciyaarta Final-ka ee Koobka Kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland – Maroodijeex vs Daadmadheedh

  Hargeysa (SLpost)- Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Hargeysa, waxa ka socda ciyaarta Final-ka ee tartanka Gobollada Somaliland oo ay isugu soo hadheen gobollada Maroodijeex...

Nuxurka War-murtiyeed 14 Qodob ka kooban oo laga saaray Shirweynaha Tiknoolajiyadda Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Shirka Tignoolajiyadda iyo horumarinta Isgaadhsiinta Jamhuuriyadda Somaliland ee Somaliland ICT Conference 2020, ayaa gelinkii dambe ee Axadda maanta la soo gebo-gabeeyey, ka...

Eng Faysal Cali Waraabe oo Ka Digay Saamayn ka Dhalan karta Dagaalka Ka Socda Ethiopia

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka socda dalka Ethiopia, kaas oo uu...

Dowladaha Somaliland iyo Jabuuti oo Heshiis dhinacyo Badan taabanaya Kala saxeexday

  Hargeysa (SLpost)- Shir laba geesood ah oo ay labada wadood heshiis ku kala saxeexdeen  ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Horumarinta Biyaha ee Somaliland ku dhexmarray...

Guddiga Qandaraasyada oo Daahfuray 10 Mashruuc oo ay ku tartamayaan 133 Shirkadood

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Mashaariic xukuumaddu ka fulinayso gobollada dalka, kuwaas oo fulintooda ay u tartamayaan 133 Shirkadood. Munaasibad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img