Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Daawo Qaabkii ay u dhasheen Rikoodheyaashii Ciyaartii maanta ee xulalka Hawd vs Daadmadheedh

  Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee gobollada Somaliland oo galay wareegga Seminal-ka, waxa maanta garoonka kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium ka socda kulan xiiso leh...

Toos u Daawo Ciyaar Xiiso Badan oo Dhexmaraysa Xulalka Gobollada Hawd iyo Daad-madheedh

  Hargeysa (SLpost)- Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee gobollada Somaliland oo galay wareegga Seminal-ka, waxa maanta garoonka kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium ka socda kulan...

Magacyada Shirkadaha ku guulaystay 26 Mashruuc oo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ka hirgelinayso dalka

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay dhismaha 24 Dugsi oo wasaaradda Waxbarashadu ka hirgelinayso gobollada dalka, kuwaas oo ay...

Aqoonyahan Soo bandhigay Fursado Kililka 5aad kaga Faa’idaysan karo Dagaalka DFI iyo Tigray-ga (DAAWO)

  Hargeysa (SLpost)- Aqoonyahan Ismaaciil Cali oo inta badan ka faalooda siyaasadda Mandaqadda, ayaa  Soo bandhigay waxa uu ku tilmaamay fursado muhiim ah oo Soomaalida...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga Wasiirrada Djibouti

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayey...

Hargeysa: Cashuur-bixiyeyaal Dhego-nugul oo Qaab Casri ah oo ay Cashuuraha ku bixiyaan lagu tabobaray

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland, ayaa tababar ku saabsan qaabka loo isticmaalayo hanaan casriga ah oo Si online ah loogu bixinayo cashuuraha...

Heerka Kalsoonida iyo Guusha Mustaqbal ee Jacaylka oo qaab-xisaabeed lagu cabbiray

  Macalin ku takhasusay maaddada xisaabta oo wax ka dhiga jaamacadda Oxford iyo koox uu hoggaaminayo ayaa daraasad ay sameeyeen ku sheegay in sii jiritaanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img