Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Dalka Ethiopia oo Qorshe Cusub ku Wejahaysa Ka-hortagga Cudurka Coronovirus

  Addis Ababa (SLpost)- Dawladda Federaalka ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqday qorshe hor leh oo ay kaga hortagayso Cudurka Coronavirus ee faraha baas ku haya...

Sheekh Xasan Diheeye oo Weeraray Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland

  Boorama (SLpost)- Sheekh Xasan Axmed Diheeye oo ka mid ah Culimada Reer Boorama, ayaa Si adag u Weeraray Wasiir Ku-xigeenka arrimaha gudaha Somaliland Cabdinaasir...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Eedayn Culimada Boorama u jeediyeen Badhasaabka Gobolka Awdal

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay Shaacisay in Badhasaabka gobolka Awdal Maxkamad la soo taagayo haddii ay ku Caddaato inuu Diinta caayey,...

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Dacwadda DP World “haddii Magdhow la doonayo diyaar baanu u nahay, laakiin Gobanimadayadu…”

  Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka hadlay Dacwad dhaxaysa dowladiisa iyo Shirkadda DP World, taas oo gaadhay maxkamad ku taala...

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo la soo hor-dhigay Mashaariic iyo Qorsheyaal Ugub ah oo Xukuumaddu hirgelinayso

Hargeysa (SLpost)- Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagaga hadlay dhowr qodob oo isugu jira qorshaha sannadkan ee mashruuca Horumarinta Degmooyinka...

Effective Government Communications Towards the Public

  We live in an era where the digital revolution has an incredible impact on our daily life. The digital technology has ENABLED people around...

Bulshadu ha ka Digtoonaato Wararka Been-abuurka ah ee ay Faafiyaan Dadka Faasiqiinta ah

  Ilaahay (SWT) ayaa inooga digay wararka ay faafiyaan dadka faasiqiinta ah ee been-abuurka badan, iyadoo ay dhibaato ka dhici karto haddii ay bulshadu si...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img