Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa oo Si Meeqaam Sare ah loogu Soo Dhaweeyey Gegida Diyaaradaha ee Addis Ababa + SAWIRRO

  Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey, ayaa si meeqaamkeedu sarreeyo loogu Soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa...

Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Soo Bandhigtay Qorshe Cusub Oo Lagaga Hor-tegayo Dhibaatada Gudniinka Fircooniga ah

  “Wasaarad ahaan waxaaannu qabnaa hawshan oo muddo 40 sano ka badan laga soo hadlayay maalinba meel ay joogtoyba, in hadda la soo gaadhay xilligii...

Ujeeddada uu xambaarsan yahay Safar Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo ugu baxeen Dalka Itoobiya 

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa gelinkii dambe ee maanta safar shaqo ugu baxay...

Fashilka Farmaajo iyo Qaran-jabka Soomaaliya – Warbixin Xiiso leh oo laga diyaariyey Hoggaamiyaha Hungeeyey Rejadii Shacabka

  Muqdisho (SLpost)- Muddo Saddex sanno ah ayaa ka soo wareegtay tan iyo markii xilka Soomaaliya loo dhaariyey madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo shacabka dalkaasi...

“Dib-u-dhaca Doorashooyinka Xisbiyada ayaa ka dambeeya..” Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan

  Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta furay Kalfadhigii 71aad ee Golahaas, ayaa sheegay in doorashada Wakiilada iyo Golayaasha...

Ethiopia: Baadhitaan Caafimaad oo lagu wado 29 Qof oo looga Shakiyey Cudurka Coronavirus

  Addis Ababa (SLpost)- Xarunta dabagalka cudurka Coronavirus ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay tani iyo marka uu cudurka dillaacay xaruunta in la soo gaarsiiyeyy 29...

Arrimaha lagaga Hadlay Kalfadhiga 71aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo maanta furmay

  Hargeysa (SLpost)- Kalfadhiga 71aad ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta, waxaana furitaankiisa goob-joog ka ahaa 56 xildhibaan. Gudoomiyaha Golaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img