Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Shahaado-Sharaf Guddoonsiiyey Maayarka Berbera oo Khilaaf Sharci Dhexmaray
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa shahaado-sharaf guddoonsiiyey maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin oo ka soo baxay...
Bangiga Dhexe ee Somaliland oo Soo Bandhigay Hoos u dhac ku Yimi Sicir-bararka iyo Kor-u-kaca Qiimaha Lacagta Dalka
Hargeysa (SLpost)- Bangiga Dhexe ee Somaliland, ayaa soo bandhigay natiijada cilmi-baadhis lagu ay ku sameeyey isbar-bardhigga Kor-u-kaca Maceeshadda iyo Qiimaha Lacagta Dollar-ka oo inta...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Mamnuucday Ka-Ganacsiga Gaadiidka Dab-Damiska
Hargaysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdilaahi Abokor Cisman, ayaa soo saaray Wareegto uu ku mamnuucday ka ganacsiga...
Toddoba Qof oo ku dhintay Shil-baabuur oo ka dhacay duleedka Degmada Sheekh
Burco (SLpost)- Shil gaadhi oo maanta ka dhacay meel u dhaxaysa Burco iyo Sheekh, ayaa la sheegay in ay ku dhinteen todoba qof oo...
Hoggaamiyeyaasha Israel iyo Sudan oo kulan ku Dhexmaray dalka Uganda
Entebbe (SLpost)- Raysal-wasaaraha dalka Israa'iil, Benjamin Netanyahu, ayaa la kulmay hoggaamiyaha dawladda ku meelgaadhka ah ee dalka Sudan Abdel-Fattah Burhan, waxaana la sheegay in...
“Hargeysa Ma Wada Ceebaysna, Lakiin Xaafadaa Ceeboobay…” Weedhihii Maayar Cawl (AHN) oo Shir ballaadhan la yeeshay Culimada Caasimadda
"Hargeysa Ma Wada Ceebaysna, Lakiin Xaafadaa Ceeboobay..." Weedhihii Maayar Cawl (AHN) oo Shir ballaadhan la yeeshay Culimada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa https://www.youtube.com/watch?v=qshJd1w3ZKU
Maxaad ka ogtahay Mashaariicda Xukuumaddu ka fulisay Miisaaniyadda Qaranka Somaliland ee Sannadka 2019-ka?
Maxaad ka ogtahay Mashaariicda Xukuumaddu ka fulisay Miisaaniyadda Qaranka Somaliland ee Sannadka 2019-ka? https://youtu.be/NgUE9Q90Fvs
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

