Rag ku eedaysnaa Kufsiga Gabadh yar oo Xukun Dil ah lagu fuliyey
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland, waxaa maanta dil lagu fuliyey 2 nin oo ka mid ahaa Raggii loo xukumay kiiskii...
Jilaa Caan ah oo Metelay Aragtiyaha Kala Duwan ee Shacabka Somaliland ka aaminsan yihiin Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa
Mid ka mid ah Jilaayada Caanka ah ee magaalada Hargeysa oo lagu Naaneyso XIID, ayaa majaajilo kooban ka metelay Metelay Aragtiyaha Dhabta ah ee...
Addis Ababa: Shan Arrimood oo Muujinaya Meeqaamka Sare ee Hab-maamuuska lagu Qaabilay Madaxweyne Muuse Biixi
Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey, ayaa fiidnimadii xalay ka degay gegida diyaaradaha ee magaalada Addis...
Ujeeddada Tabobar Hargeysa uga furmay Garsoorayaasha Cusub ee ka hawl-gala Maxkamadaha Ciidamada Qalabka Sida
Hargeysa (SLpost)- Tabobar uu soo qaban-qaabiyey Xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta loo furay Garsooreyaal ka hawl-gala Maxkamadaha Ciidamada ee Somaliland. Sida lagu...
Waxa Muuqda Ballanqaadkii Madaxweynaha Dalka Gini ee ahaa inuu Qaddiyadda Somaliland Geeyo Midawga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku tegay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka...
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Mar kale ku Gacan-saydhay Dacwad ay Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashigu u gudbiyeen
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa mar kale ku gacan-saydhay ka-garnaqista Dacwad ay u gudbiyeen siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wadashiga ee...
“Anigu wax Cuqdad ah kama qabo Saxaafadda” – Maxaa kala Qabsaday Wasiir Koore Iyo Masuuliyinta Telefishannada Madaxa-bannaan
"Anigu wax Cuqdad ah kama qabo Saxaafadda" - Wasiir Koore Iyo Kulankii maanta ee Masuuliyiinta Telefishannada gaarka loo leeyahay ee ka hawl-gala Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=cP5u666Jpvs
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

