HomeMadaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa oo Si Meeqaam Sare ah loogu Soo Dhaweeyey...

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa oo Si Meeqaam Sare ah loogu Soo Dhaweeyey Gegida Diyaaradaha ee Addis Ababa + SAWIRRO

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey, ayaa si meeqaamkeedu sarreeyo loogu Soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Itoobiya.

blankMadaxweyne Muuse Biixi iyo Weftigiisa, ayaa maanta Gelinkii dambe ka duulay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa iyagoo socdaal ugu baxay dalka Itoobiya oo marti-qaad rasmi ah uu ka helay.

Weftiga Madaxweynaha waxa madaarka Diyaardaha ee Bole International Airport ee magaalada Addis Ababa ku Soo dhaweeyey Wasiirul-dawlaha Arrimaha Dibeda ee Itoobiya Dr Aklilu Hailemecheal, waxaanay qadar nasasho ah oo ay ku qaateen qolka martida ee madaarka kaddib uga sii gudbeen goobta loogu talogalay martida madaxweynaha.

Sidoo kale, waxa weftiga halkaa kaga biiray wasiirka Arrimaha dibeda iyo iskaaashiga caalamiga ah Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland ku leedahay dalkaasi.

Daawo SAWIRRADA soo dhaweynta Madaxweynaha iyo Weftigiisa

blankblankblankblank blank blank blank blank blank blank blank blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories